Wiil iyo Aabihiis oo lagu dilay Gaalkacyo iyo Ninkii dilka geestay oo la qabtay

Nin hubeesan ayaa xalay dil laga argagaxay waxa uu u geestay wiil iyo aabihiis oo ku sugnaa Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamusho maamulka Puntland. Aabaha iyo wiilkiisa ayaa xiliga la dilayay ku sugnaa kuna fiidsanaay banaanka hotel kuyaala magaalada Gaalkacyo, waxaana rasaas xoogan ku furay nin la sheegay in madaxa looga jiray. Ciidamada amaanka maamulka … Continue reading Wiil iyo Aabihiis oo lagu dilay Gaalkacyo iyo Ninkii dilka geestay oo la qabtay